Manta oo Sabti ahay January 28 2017, waxa gobolka Minnesota shir muhim ah ku qabtay wafti u hogaminayay Hoganka arimaha dibada ee Jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya Mudane Abdiraxman Madey.

Masuliyintan ayaa qexay socdalkodi ay ku yimaden qaradani Waqoyiga America, ayago socodkoda ku tilmamay marti qaad rasmi ah oo ay kahelen hayado calami ah. dhanka kalane waxay mujiyen sida ay u danaynayaan lakulanka Jaliyadaha Ogadenya, walalaha Somaliyed iyo waliba Mucaradka Ethiopia ee ku sugan qaradani America.

Shirka manta ayaa ahaa mid ay xubnaha jaliyadu si quruxbadan uga so qayb galen.

Masuliyintan JWXO ayaa lagu wadaa malamaha so socda inay shirar kale lagaqatan bulshada.

wixi ka so baxa dib kala soco.

Shirki (10) Shirki (9) Shirki (8) Shirki (7) Shirki (6) Shirki (5) Shirki (3) Shirki (2) Shirki (1)

 

ONA

Minnesota

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay