Macna ahaan Abaartu waxay dhacdaa marka qiyaasta di,ida roobku uu aad uga hoos maro cadadkii ka di,i jiray meesha ay abaartu kadhacday. Sidii aan horay usoo sheegnayba, gobolka Geeska Africa intiisa badan waa dhul kulayle ah, oo ay kuyar yihiin dabeeciyan roobabku, si simana aysan ooga di,in cadceeduna kubadan tahay.

Hadaba Abaaraha kadhaca Geeska Africa ayaa ahaa kuwo soo noq noqonayay oo 30 kii sano ee lasoo dhaafay tobankii sanaba ugu yaraan waxaa kadhacaysay abaar. Qoraalkan ayaa bayaaminaya abaarihii kadhacay Geeska Africa laga soo bilaabo 1973 ilaa iyo 2010….

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay