Iyadoo wali dalka Ethiopia uu kujiro xaalada deg deg ah oo lagu soo ragay dalkaasi sanadkii hore ayaa waxaa kasocda guud ahaan Ethiopia qorshe xukuumada wayaanuhu ay ku bartilmaameed sanayso muslimiinta dalkaasi oo ahaa kuwii bilaabay kacdoonka kasocda Ethiopia.

Maxakamad kusheeg kutaal magaalada Adis ababa ee caasimada gumaysiga Ethiopia ayaa xukuno kala duwan ku jiray 13 wadaad oo  muslimiin ah kuwaasi…

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay