Abwaan Cadiraxmaan Siciid oo kamid ah hal abuurada Ogaadeeniya ayaa gabay qiiro badan waxa uu ka tiriyey xaalada jahwareer iyo quus ee haatan ay marayaan guud ahaan shacabka soomaaliyeed.

Abwaanka ayaa tusaale gabaydiisaan waxa uu ku hogo tusaalaynayaa cidkasta oo damiir wadaniyadeed leh taasi oo ka danqanaysa xaalada hadda ay marayaan shacabka soomaaliyeed…

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay