Wararka nagasoo gaadhaya Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Madaxa Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan hawlaha gargaarka, Stephen O’Brien, uu booqasho ku tagay xaruun ay ku jiraan dadka kusoo tabaaloobay abaarta xun ee ka jirta Ogaadeeiya oo ku taal Tuulada Garloogubay ee gobolka Doolo..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay