Gobolka Ogaden waxaa ka jira abaaro xoogan oo saamayntii ugu ba’nayd ku yeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan Gobolkaasi.

Todobaadkan waxaa gobollka booqasho ku tagay sargaal sare oo kasocda Qaramada midoobay kaasi oo gaadhay Gobolka Doollo oo kamid ah meelaha sida daran ay abaatu usaamaysay.

Muuqaalkan ayaa kamid ah kuwii ugu dambeeyey ee ay baahiyeen warbaahinta caalamka kuwooda ugu afka dheer..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay