Daawo: Ciidamada Jabhada Oromia ee OLF oo Warbixin Lagasoo Diyaariyay.
Waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraya xaalada gumaysig Itoobiya waxaana wali ka socda goobo kamida gobolka Oromiya dagaalo ay ciidamada OLF kala soo hor jeedaan kuwa gumaysiga Itoobiya.
Hadaba hoos ka Daawo Muuqaal Ciidanka OLF ee Oromada.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.