Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta shir magaalada Muqdishu ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya inay taageeradooda milatari u adeegsanayaan ujeeddooyin siyaasadeed si ay saamayn ugu yeeshan natiijada doorashada soo socota…

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay