Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Soomaliya gaar ahaan gobolka bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ku jooga magaca AMISOM ay dad shacab ah ku laayeen deegaan ka tirsan gobolka bakool.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay dileen 5 ruux oo shacab ah waxay ka qafaasheen tiro shacab ah oo kale tuulada lagu dilay dadkan ayaa waxaa lagu magacaabaa Buurdhuxule oo ka tirsan gobolka bakool.

Majiraan wax war ah oo kasoo dhinaca maamulka Bakool sikastaba ha ahaatee ciidanka wayaanaha ayaa waxay ka wadaan gudaha wadanka Somaliya tacadiyo badan…

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay