Barnaamij aad loo soo aggaasimay oo xaflad ah ayaa lagu soo bandhigay wadanka Ingiriiska Magalada London. Barnaamijkan oo Silent Cry Team ay kusoo bandhigayeen waxqabadka barnaamijka Silent Cry ee wajiga labaad oo bishan December ka furmay guud ahaanba caalamka. Waxaa soo diyaryiyay ururka OYSU UK.

Hoos ka daawo Sawirada Xafladan: waxa dhowaan aad heli doontaan warbixinta Xafladan:

 
 

2 Comments

  1. darwiishada says:

    waan idin salaamay dhalinat reer ogaadeeniya dhamaantiin waxaan muujiseen waa mid aan la hilmaami doonin insha allaah waana idinku bogaadinaynaa hadii aanu nahay reer s s c anagoo og waxa inaga dhexeeya oo ah dhiig dhalasho iyo dhulba waa in aad wada halganaa si aan cadowga uga guulaysano waana taageeraynaa halganka waana u hanbayeynayaa mujaahidiinta o n l f waanu leenahay xabiibkagu waa halgame xurmaan u hayaa nafhur waanu xero kula jiraa xaqiiqdii waa on l f guuuuuuuuuuuuuuuul iyo goba nimo insha allaah

  2. darwiishada says:

    alle nasiib badanaa nin arkay ogadeeniya oo xora nasiib badanaa nin arkay gabdhaha reer ogaadeeniya oo herer laafyoonaya cidina jidh dilayn cidina kufsanayn ayaan badanaa nin arkay calanka ogaadeeniya oo dul sudhan dhulka ogaadeeniya ayaan badanaa nin arkay xaliimo gobaad oo dhex mulshaaxaysa cidna ka baqayn oo weliba lagu soo dhoweynaayo ayaan badanaa nin arkay qararaf iyo daacad oo ku dhex xidhan ayaan badanaa nin arkay intii ku dhaawacantay oo xurmadooda heshay ayaan badanaa kuwa ku dhexgaajooday oo ku dhex dhergaya nabadna ku seexanaaya nabadna ku toosaaya guul guul guul guuuuuuuul iyo gobanimo

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay