Sida aan warar kaa nagii hore idiin kusoo tabinay waxaa ka dhacay shir caalami wadanka Canada gaar ahaana jaamacada Edmanton University waxaana kasoo qayb galay haayado caalami ah ayadoona lagaga hadlay arimaha xuquuqul insaan ee ka jira gudaha Ogadeniya.

Hoos ka Daawo Qudbadihii Dr Mohamud Ugaas iyo Halgame Ahmed yasiin Abdiqaadir.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay