Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu ay qaadeyso dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab.

Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka jeediyey Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo uu xalay ku booqday dadki ay waxyeelada kasoo gaartay weerarki shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay