Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmajo ayaa qiimayn ay samaysay Tv-ga Aljazeera waxay ku sheegtay inuu ahaa shakhsigii ugu taageerada badnaa madaxdii ladooranayey sanadan waxa uuna noqday mid siwayn ay usoo dhaweeyeen dhammaan shacabka soomaaliyeed..

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay