Waxaa dhulka uu gumaysiga Itoobiya xooga ku haysto ee Ogadeniya ku dhufatay abaar aad u xoog badan taasoo saamaysay dad iyo duun yaba abaarta ayaa waxay gaadhay heer ay dadka iyo xoolaha u dhintaan hadaba BBC soomaali ayaa war bixin ka diyaarisay ayadoo haayada caalamiga ah ee ICRC ay muuqaaal kasoo duub tay Meelaha qaar waxaa laga soo sheegayaa in dad ay gaajo u dhinteen ka dib markii abaarta ay si xun u saameysay.

Hoos ka daawo war bixinta iyo muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay