Waxaa La ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomalida Ogadeniya iyo Shacabka waynaha Somaliyeed inay kasoo qayb galaan xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya oo sanad walba laga xuso daafaha caalamka.

Bishan ayaa waxay shacabka Ogadeniya xusaan xasuuqa shacabka Ogadeniya loo gaystay bishan oo kale 1994 tii Hadaba waxaa La qaban doonaa Maalintan xasuuqa Ogadeniya taariikhdu markay ku beegan tahay 26/02/2017

Wixii Faah faahina ee intaas dheer hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay