Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee ku dhaqan Minnesota in la qaban doono xuskii maalinta Xasuuqa Ogadeniya ee 1994 tii taasoo sanad walba laga xuso dunida daafaheeda waxaana lagu qaban doonaa xuska maalinta Xasuuqa Ogadeniya Jaamacada Minnesota University taariikhdu markay ku beegan tahay 23/02/2017 ka.

Hadaba waxaa loogu baaqayaa dhamaan shacabwaynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan Minnesota inay kasoo qayb galaan munaasabadan. Wixii Faah faahina intaas dheer Hoos ka Fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay