Ogaysiis muhiim ah shacabka Somalida ogadenia iyo guud ahaan Soomaliweyn waxaa lagu wargalinayaa inuu jirto munaasabad lagu xusayo maalinta xasuuqa ogadenia oo ah maalin murug badan shacabka ogadeniana Gumaysiga Itoobiya ee nacabka ah u gaystay gumaad hadaba guud ahaan soomaaliweyn iyo shacabka reer ogadenia ka soo qaybgala maalinta sabtida ah tariiikdu ku beegan tahay 25/02/2017 saacadu markay tahay 5;00galabnimo ila9;00 fiidnimo

By Heegan

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay