Munaasabada ayaa lagu furay sidii caadada inoo aheed ayadaha quraanka kariimka ah iyo heesta calanka ogadenia kadib waxaa la guda galay manaasabadii xasuuqa oo bulshadii halkaa isugu timid oo laga dareemay shucuur kacsan gudooomiyaha jaaliyada warbixin kooban ka siyaay wararka dambe kala soco warbixin faahfahsan iyo sawirada

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay