Wararka hadda naga soo gaadhaya Oromiya  ayaa  sheegataan in mudaaharaado waawayn oo qul-qulayoon wata  ay dib uga laba qarxeen qaybo kamida Oromiya gaar ahaana  Magaalada Gunbi  waxayna shacabku ka soo hor jeedaan gumaysiga Itoobiya iyo xasaradaha uu ka dhex abuurayo qoomiyaha walaalaha ah ee Oromiya iyo Soomaalida Ogaadeniya.

Hadaba hoos ka Daawo muuqaal hadda nasoo gaadhay.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay