Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in Itoobiya ay ogolaatay inay qaadato amarkii kasoo baxay Madaxweynaha Jamuuriyafa Fedaralka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdullahi Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Gumaysiga Itoobiya ku wargeliyay in si deg deg ah safaarada Gumaysiga uga rarto xarunta madaxtooyada Soomaaliyeed ee Villa Soomaaliya.

Arintan ayaa sidoo kale kusoo aadeysa xili safaarada Jabuuti ay dhankeeda sidoo kale ogolaatay iney ka guurto Villa Soomaaliya si ay u tixgaliyaan amarka madaxweynaha Soomaaliya Mudane Mohamed Abdulahi Farmaajo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay