Waxaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Seattle Washinton lagu wargalinayaa in ay kasoo qayb galaan Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo la qaban doono haduu ilaahay yiraahdo.

Hadaba sidan muuqalkan hoose aad ka dheehan kartaan Jaaliyada Seattle Washinton ayaa qaban qaabinaysa xuska maalintan murugada badan ood faah faahinta goobta iyo wakhtiga ka heli kartaan muuqaalkan hoose ee yaan la moogaanin ka qayb galka munaasibadan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay