Haayada xuquuqda aadaha ee Human Right Watch (HRW) ayaa waxay ka warantay xaalada qalafsan ee gumaysiga Itoobiya ula dhaqmaan shucuubaha kala duwan ee ku hoos jira xukun kooda waxaana xukuumada wayaanaha lagu eedeeyay xad gudubyo ka dhan ah xuquuqda banii aadamka.

Hadaba Hoos ka daawo muuqaal Mr Felix Horne oo ka hadlaaya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay