Daawo: Warbixin uu Kadiyaariyay Wariye C/salaan Ciidanka JWXO.
Waxaa war bixin dhinacyo badan taabanaysa ka diyaariyay ciidamada sooma jees tayaasha ah ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Wariye Cabdi salaan Ahmed Kacaan oo ah wariye soomaaliyeed.
War bixinta uu wariyuhu ka diyaariyay ciidanka ONLF hoos ka daawo.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.