Kalfadhigii 7aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) oo soconayay intii u dhaxaysay 15-23 March,2017 ayaa lagu soo gabagabeeyey si guul ah.

Kalfadhigan ayaa waxaa isugu yimid xubnaha golaha dhexe oo ay ku jiraan hogaaminta iyo masuuliyiinta ururka ugu saraysa. Kalfadhigan oo ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa ayaa waxaa lagu gorfeeyay laguna falanqeeyay arimo badan oo xasaasi ah.

Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ood uga barateen warbixinada rasmiga ah ee JWXO waxay idin lawadaagi doontaa haduu ilaahay yiraahdo Warbixino kala duwan oo kusaabsan Kalfadhiga 7aad ee JWXO. Warbixinadan oo iskugu jira maqal iyo muuqaal ee hamoogaanina ONA.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay