Suxufiyad caan ah oo u dhalatay dalka Nigeria laguna magacaabo Adeola Fayehun ayaa warbixin aad u xiisa badan ka diyaarisay dadkii masaakiinta ahaa ee ku halaagsamay dhulkii Qashinka-Qubka ahaa ee magaalada Addis Ababa todobaadkii hore.

Hadaba hoos ka daawo warbixintii Wariye Adeola Fayehun ay ka diyaarisay dhacdadaas xanuunka badnayd ee Gumaysiga Itoobiya ay ku xasuuqeen 113 qof oo kamid ah dadka ugu saboolsan dunidan aan ku noolahay.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay