Shirkan oo kadhacay Pretoria , Xarunta Jaaliyadda waxaa kasoo qaybgalay maamulka Jaaliyadda madaxka uruurada bulshada Haweenka Iyo uruurka dhalinyaradii Iyo Waliba xubnaha caadiga oo soo buux dhaafayay madasha shirka .

Waxaa shirka lagu faray wacdiini sida caadaadin ahayd , Waxaana ku xigtay hees tii calamka oo shuciurta shirka wax wayn ka badashay .

Waxaa intaas Dheer in gudoomiyaha Jaaliyadda warbixin qaali ah ka soo jeedisay oo ka waranmaysa xalaada ogadeenya ka jiray , halganka socda Iyo howlaha dibada laga wado .

Markii warbixintu dhamaatay waxaa si Diiran loogu soo dhameeyay xildhibaan Xamdi oo xubnaha Iyo maamulada kala duwan uga waraamay kalfadhigii golaha dhexe waxayna xubnihii ku qanceen qorsheyaasha lagu qaatay kalfadhiga .

Gunaanadkii waxaa gubaabo Iyo sug aan ka soo jeedisay abwaanada kala ah Khadar Colaad Iyo c/wahaab c/laahi wuxuuna ku xidh may guul.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay