Jaaaliyada Soomaalida Ogadenya ee wadanka Norway ayaa waxay qaban doontaa habeenka Xaflad-Dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia (OYSU).

Xafladan ayaa waxaa lagu martiqaaday oo ka soo qayb gali doona Fanaaniin iyo Halgamayaal caan ah oo uu ugu horeeyo Boqorka Dhaantada Al-fanaan Mahamuud Jaango. Waxaa lagu soo bandhigi doonaa munaasabadan Suugaan Halgameed kala duwan oo aad u xiisa badan.

Hadaba hamoogaanina kamaqanaan Habeen kaas waxaad na hoos ka fiirisiin wixii faah faahina

Dato : 15.04.2017
Steden: Bislett Stadion ,Oslo
Adress: Louises gate 1,0168 Oslo
Telphone da hoos ku qoran.

45768274 Nuur Arte, 096924055 Mohamed Amin iyo 40084274 Maymun.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay