Ilays TV ayaa si live ah u waraysatay Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyaadka Ogadeniya (HAAJ) Mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi,

Waxaa sidoo kale ka qayb qaatay su’aalana ku way diiyay qaar kamid ah shacabka Soomaalida Ogadeniya oo ka dhiibtay afkaartooda iyo aragtida ay ka qabaan Halganka Soomaalida Ogadenya.

Hadaba hoos ka daawo barnaamij kii oo dhamays tiran.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay