Dr’s Fowsiya Cabdulqaadir oo ah aqoon yahanad somaliyeed ayaa waxay si faah faahsan uga hadashay marxalada Geeska Afrika gaar ahaana arimaha Soomaliya.

Waxaa kale oo ay si faah daahsan uga hadashay cadaawada gaamurtay ee ka dhaxaysa shacabka Soomaliyeed iyo Gumaysiga Itoobiya waxayna sheegtay in ciidamada Itoobiya u imaanin Soomaliya inay nabad ka dhaliyaan taas oo aan suurtagal ahayn.

Hadaba hoos ka Daawo muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay