Waxaad Halkan kadaawataan Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo intiisa badan lagu soo Qaatay Taariikh halgameedka shacabka Ogadenia, waxaa kale oo lagusoo qaatay taariikhda gudomiyihii ugu horeeyay ee Jabhada ONLF Halgame Sheekh Ibarahim Cabdale Maax iyo Qodoba kale oo xiisa leh.

Daawasho wanaagsan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay