Sidii aad nooga barateen maalin walba oo Sabti ah waxaan idiin soo daynaa heeso iyo dhaantooyin wadani ah kuwaasi oo lagu dhiirigalinayo halganka ay ku jiraan bulshada Soomaalida Ogadenia ee lagaga soo hor jeedo Gumaysiga Itoobiya.

Hadaba Maanta waxaan idiin soo xulay Heestii Da’ayartii Dalkaygaay iyo Kooxda Horseed Qaran ee Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Yamen ee Daawasho wanaagsan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay