Xafiiska Jaaliyada Ogadenia ee Magaalada Edmonton Gobalka  Alberta ayaa maanta lagu Qabtay Shir uu  soo agaasimay Gudiga Haweenka Jaaliyada Ogadenia ee  Faraca Edmonto, Shirka ayaa ku saabsanaa Isbarasho labada Gudi ee ururka haweenka Ogadenia iyo Oramiya.

Isbarasho labada gudi kadib  waxaa laga  dooday  wada shaqeynta Ururada haweenka Ogadenia iyo Oramia, dood dheer oo saacado  socotay  waxaa leysla qaatay  qotobo ay  kamid ahaayeen,Abaabulka, dhaqaalaha , Mideynta labada Urur iyo inay hal cadow leeyihiin.

ugu danbeystii waxaa lagu soo gabagabeeyay in todobaadka soo socda shirkan oo kala lagu qabto xafiiska jaaliyada Oramia ee Edmonton.

ONA.

Edmonton.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay