Xubno kamid ah shacabka Oromiya ayaa cadho kala dul dhacay calanka Gumaysiga Itoobiya. Xubnahan ayaa muujiyay cadho iyo nacayb badan oo ay u hayaan taliska Woyaanaha ee xasuuqa iyo dhibaatada baahsan ku haya shucuubta ku hoos dulman. Hadaba daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay