Wargayska -The Standard – oo dalka Kenya aad loo akhristo kuna caan baxay mawaadiicda xasaasiga ah ee gudaha dalka iyo arimaha Geeska Afrika inuu wax ka qoro ayaa maalmahanba waday maqaalo xiisa leh uu ka qorayay arimaha Ogadenya iyo jabhadda ONLF. Maqaaladii ugu dambeeyay ee wargayskaa uu qoro ayay wariyayaasha RX barnaamijkan xiisaha leh ka soo diyaariyeen. Dhagaysi wanaagsan.

ONA.

 
 

1 Comment

  1. dhoobaweyn says:

    masha’allah waa war lagu farxo sooo bandhigidda wargayska the standard

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay