Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka Ogadenia.

Tacadiyadan oo isugu jara xidhay. Jidh-dil iyo dhac ayaa lasheegayaa in ay kadhaceen meelo badan oo wadanka Ogadenia kamid ah waxayna tacadiyadii ugu dambeeyay udhaceen sida.

Waxaa markay taariikhdu hayd 26/4/17 Birqod oo Gobolka Jarar katirsan ay ciidanka wayaanuhu ku xidh xidheen dad 60 qof kor udhaafaya oo shacab ah waxaana dadkan lagu kacay kadib dagaalkii ciidanka wayaanaha lagu wiiqay ee Leedilay kadhacay, waxaana magacyadooda helay dadka kala ah
1 dheeg macalim cabdulaahi
2 carab oo magaciisa oo buuxa aanaan haynin
3 rashiid sh cabdulaahi
4 maxamad daahir cabdi
5 rashiid xibil
6 wali saxardiid
7 muxumad nuur maxamuud
8 cumar tube
9 axmad maxamad saahid
10 naasir xaaji cabdi
11 cabdi oo magaciisa oo buuxa aanaan haynin
12 faadumo axmad samriye
13 ibraahin cabdulaahi
14 ibraahim axmad
15 xaliimo maxamad cali
16 xaliimo maxamad
17 maxamad cali
18 faadumo sheekh
19 cabdiwahaab cumar
20 cabdulaahi aadan
21 cabdulaahi buraalle
22 maxamuud maxamad
23 mahad kaahin
24 ismaaciil cabdulaahi
25 bashiir sheekh nuur
26 wali sayid
27 tamaan cabdulaahi
28 cabdiqaadir gari
dadkan laxidh xidhay waxaa kujira 9 macalim oo magaalada macalimiin teeda ahaa.

Dhinaca kale markay taarkhdu ahayd 26/4/17 Tuulada Yucub oo Gobolka Doollo katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kufsi iyo jidh dil isugu dareen Yusra Iimaan Cabdi. Waxaa sidoo kale 25/4/17 Dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu ku xidh xidheen
1 sahra macalim cabdiqaadir
2 cabdi oo magiciisa oo buuxa aanaan haynin
3 ardo deex
4 nimco xaaji cabdi.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay