Magaalada melbourne ee xarunta gobolka victoria oo fadhiisin u ah Jaalaiyada Ogaadeeniya ee gobolkaas ayaa howlwadeenwkeedu isugu yimid shir mudo dhawr saacadood ah qaatay

Shirkan oo ahaa kii caadiga ahaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay xubno heer Jabhadeed ah kuwaas oo kawarbixiyay kalafadhigii Golaha Dhexe ee dhawaan qabsoomay

Kulankan ayaa kala warqaadasho kadib lagu lalafa guray howlaha Jaaliyada kuwaas oo guud ahaan la qiimeeyay lagana wada xaajooday sidii loo hormarin lahaa wax qabadka Jaaliyada ee Victoria

Waxaa la dajiyay qorshayaal wax ku ool ah kuwaas ood dhawaan ka dheexan doontaan Daxaafada

ONA-Victoria

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay