Wararka naga soo gaadhaya gudaha gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in mudaaharaad balaadhan uu shalay ka dhacay qaybo kamida Itoobiya kaasoo lagaga soo hor jeedo xukuumada dhiigyacabka ah ee TPLF.

Kooxda wayaanaha ayaa waxay u maaro la’yihiin sidii ay u xakamayn lahaayeen mudaaharaadada iyo kacdoonada ka dhan ka ah Gumaysiga waxayna xadhig iyo xasuuq baahsan ku hayaan shucuubta kala duwan ee xukun kooda ku hoos dulman.

Hoos Ka Daawo Mid kamida Muuqalada na soo Gaadhay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.