Calaamadaha Xoriyada Ogadeniya! BANAANBAXI SWEDEN

Qofka Ree Ogadeniya ee xoriyada jecel iyo kan Gumeysiga ahiba waxa ay isweydiyaan oo agtooda ku weyn Goormay Ogadeniya Xorobi. Ma Bishan mise sanadkan. Waa Hubbaal inay xorobi Ogadeniya hadana waxa u kacay shacabkeedii oo irid kasta taagan caalamka. Calaamadihii Xoriyada Ogadeniya waxaa kamid ah markaad aragto nin caddaan ah oo jinsiyad Mareykan heysta ama jinsiyad Ingiriis ama jinsiyad Swidish oo u doodaya Ogadeniya. ama iskaba dheh Gabadh madow oo waligeed arag Ogadeniya oo ka hadlaysa Xasuuqa lagu hayo. Carab Iyo Cajabiba waxa ay maanta ka doodayan dhibatada lagu hayo shacabka Ogadeniya waxayna kor ugu qaylinayaan in lasiiyo xoriyadooda iyo xuquuqdooda.

Saaka Subaxdii waxa lagu waa bariistay wadanka Sweden dad kor u dhaafaya kun qof oo isugu jira shacabweynaha Sweden oo ku qaylinaya Malez Zenawi ha dhaco Ogadeniya ha xorowdo. Dowlada Sweden ayay dhaleeceyn usoo jeediyeen. Waxayna dadku aad uga cabanayaaan Gumeysiga Ethiopia. Waxay u doodayaan Wariyaasha Ree Sweden oo noqday markale codkii qadiyada shacabka Somalida Ogadeniya.

Bal Muqaalkan Hoose daawo Filimkan iyo Sawiradan. warbixinta oo dhameys tiran dhowaan ayaa laso galin doona ONA.

 
 

1 Comment

  1. a omar says:

    good good well done !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay