Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya ay u gudbiyeen xukuumadda iyo madaxweynaha Soomaaliya qoraal ay kaga dalbanayaan inay soo caddeeyaan mowqifka ay ka taagan yihiin heshiiska Berbera ee ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

Arrintan ayaa dabasocotay ka dib mooshin ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanku u gudbiyeen shir guddoonka oo ay kaga soo horjeedeen heshiiskaas.

Haddaba Xildhibaan Cabdullaahi Sh. Ismaaciil Cali oo horkacayey mooshinka ka dhanka loo gudbiyey shir guddoonka ayaa wuxuu u waramay Ismaaciil Farjar.

      1. 20ebb608-57db-4418-89c2-7d52757e75c1_32k
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay