Waxay Bahda Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO)  hambalyo u diraysaa dhammaan  ummadda islaamka ah gaar ahaan Shacabka Somalida Ogadenya meel kasta oo uu joogo, waxaanan leenahay — bisha barakaysan ee  Ramadaan Mubaarak  رمضان مبارك

Waxaan Allaha qaadirka ah ka baryaynaa in u soonka salaada iyo Zakada, camal suuban inga aqbalo  & caafimaad qab na ina siiyo Inshaa Allah, Allahuma Aamiin..Amiin

Bahda Warfaafinta JWXO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay