Jaaliyada Ogadenya ee Wadanka Finland ayaa siwayn usoo qabanqaabisay world Villages festival oo Sanadkasta lagu qabto wadanka Finland, Jaaliyada Ayaa sidii Dhaqanka ahayd soo bandhigtay Cuntooyinka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida Ogadeenya Kuwaas oo xiligaas Markii lagaadho Bulsho yoowga kala duwan ayaa raadiyada goobta ay kajoogto Jaaliyada S/Ogadeenya waxayna sifiican uga cuntooyin dhaqanka somalida Ogadenya Lagu yaqaano oo ay soo bandhigeen.

Fastivalkan aya wuxuu socon doonaa ilaa maalinta barito ah hadii ilaahay yidhaahdo waxaana idiin soo gudbin doonaa hadii eebe yidhaahdo war bixinta oo dhamays tiran.

ONA/Finland

 
 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay