Waxaan la soconaa Cabdi bade oo ahaa madaxa xabsiyada uu si naxariis darra ah ugu jidh dili jiray jiilka ku caan baxay Jeel Ogaden, halkaasoo hadda loo soo wado in lagu xidho. Wariyaha RX uga soo warama Jigjiga ayaa warbixin arintaa ku saabsan ka soo diyaariyay xadgiga dambiilahan iyo dareenka dadka shacabka ah.
Waxaa kaloo aad maqli doontaan wareysi xiisa leh oo RX uu la yeeshay Cabdulaahi baadari oo ka soo carary maxaysatada Hawaarinta oo isu soo dhiibay CWXO.

ONA.

 
 

2 Comments

  1. yaya says:

    ma qaaran ba tihin mise qaabil???

  2. xasan guhad says:

    Haa sheko farxad badan ninki dadkiisa dhiigiisa qutoow sidaas oo xisabti ilahayna kuu dambayso ayaa ku sugi

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay