Waxaa isugu yimid Hall-ka shirarka dadfarabadan oo ka soo qaybgalay shirka jaaliyadda iyo madax sare oo ka socotay ururka. Shirkan snadlaha ah ayaa lagu gurfeeyey arimaha la xidhiidha hawlaha jaaliyadda iyo guudahaan arimaha halganka uu ku jiro shacabka S.ogadenya.

Madaxdii ka soo qaybgashay shirka ayaa warbixino ka siiyay jaaliyadda xaaladda uu hadda marayo halganka. Dadweyniha ka soo qaybgalay shirka oo ka koobnaa dhalinyaro iyo odayaal iyo marwooyin qadarin ku dhex leh jaaliyadda ayaa iyaguna baraarujin iyo in la garab taagnaado qadiyadda xaqqa ah ee shacabka S.Ogadenya ka jeediyay goobta. Waxaa kaloo xusid mudan abwaanada Somaliyeed ee xoriyadda jecel marwo Saada Cali oo dadweynihii meesha fadhiyay hadalo qiira leh iyo heeso dhaqaajiyay dadkii fadhiya ka jeedisay madasha.
Arimahaasoo idil ka daawo filimkan

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay