Maamulka Sare ee Warbaahinta Halganku waxa uu ugu bishaaraynayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Ogaadeeniya in ay hawl wadeenada warbaahinta halganka iyo xafiisyada kala duwan ee Ilasy tv iyo Radio Xoriyo  ee daafaha caalamku ay bilaabayaan qabashada Salaamaha ciida barakaysan ee “Ciidul Fidriga”.

Hadaba kusoo dir Fariimaha Tell: +254780661823 ama E-mail: Salaamahaxoriyo@gmail.com, Sidoo kale waxaad booqan kartaa Studio-yaha Ilays
Tv iyo Radio Xoriyo ee daafaha caalamka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.