Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya

عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير

Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar ahaan Shacabka Somalida Ogadenya meel kastoo uu joogo, waxaanan leenahay ciiiiid Wanaagsaaaaan—Cuudul Caafiya. عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير

Waxaan illaha qaadirka ah ka baryaynaa in ciidan ciideeda kale nagu gaadhsiiyo camal suuban, caafimaad qab iyo xoriyadda Ogadenya oo aan si xor ah ugu wada ciidno Inshaa Allah, Allahuma Aamiin..Amiin

Bahda Warfaafinta JWXO.

Mar dhaw Fisha Khudbada Gudoomiyaha JWXO ee Munaasabada  Ciida.

Mareegta hoose riixi/guji

IMG_6402

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay