Waxa si habsami ah uga socda Magaalada Edinburgh ee Scotland ee wadanka UK Shirwaynihii 13aad ee UNPO.

Wafuuda shirwaynahan ka soo qayb gashay ayaa waxay ka kala yimaadeen dunida dacaladeeda.

Shirkan waxaa shacabka lagumaysto ee Soomaalida Ogadenia uga qayb galay wafti uu hogaaminayo Mudane Cabdiraxmaan Sh mahdi (Maaday) oo ah madaxwayne kuxigeenka xiligan ee ururka UNPO ahna Hogaanka Arimaha Dibada Ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya.

Waftigan ayaa ka hadlay shirwaynahan oo khudbado qiimo badan oo taariikhi ah ka soo jeediyay.

Kala socda ONA  waraka ka soo kordha Shirwaynahan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay