Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee aad uga barateen tv ga qaranka Ogadenya Ilays tv oo xiisa gaar ah xambaarsan waxaana kamida Barnaamijkii Salaamaha Ciida iyo ciidanka JWXO ee jiida hore kusugan oo salaan diiran iyo tahniyad usoo diraya dhamaanba shacabwaynaha Soomaalida Ogadenya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay