Shirweynaha 22aad ee Jaaliyadaha Ogadenya- Frankfurt 04-06 August 2017
Shir Sanadeedka Jaaliyadaha Ogadenya ee heer caalami oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa sanadkan 2017 marti galisay Jaaliyada Jarmalka halkaas oo lagu qaban doono magaalada Frankfurt ee gobolka inta u dhaxaysa 4-6 August 2017.
Shir Snadeedkan oo ah kii 22aad ee jaaliyadaha Ogadenya ayaa waxa kasoo qayb gala ama wufuud usoo dirsada jaaliyadaha Ogadenya ee caalamka oo dhan waxaa sidoo kale ka soo qayb gala madax ka tirsan masuuliyiinta u saraysa Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenya(JWXO) iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta, Ururda mucaaradka Itoobiya iyo aqoonyahanka kolba wadanka lagu qabanayo iyo kuwo soomaaliyedba.
Jaaliyada marti galinaysa shirkan 22aad ayaa dhammaan jaaliyadaha Ogadenya iyo kasoo qayb galayaasha kusoo dhaweynaysa gacmo furan iyo soo dhaweyn diiran oo mudnaan doonta ku dayasho.

DJH Jugendherberge Frankfurt
Deutschherrnufer.12
60594 Frankfurt/Main
Germany.
———————- ——————————
Wixii macluumaad dheeri ah kala Xidhiidh
1-Mohamed Tlf.+4915215187029
2-Abdi Tlf.+4915215040005

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay