Waxaa dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed la war galinayaa in Kooxda Fanka iyo Sugaanta Xidigaha Ogaadeniya  ee Danab ay qaban doonto bandhig faneed loogu magac daray.

(Habeenka OYSUiyo Hidaha &  Dhaqanka Soomaaliyeed  bandhig faneedkan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

Hadaba wixii Faah faahina Hoos ka fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay