Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed in bandhig faneed balaadhan ay kooxda danab ku qaban doonto wadanka Canada gaar ahaana magaalada Toronto.

Bandhig faneedkan ayaa waxaa la qaban doonaa taariikhdu markay tahay 18/08/2017 ka, bandhig faneed kan ayaa waxaa kasoo qayb gali doona xidigaha Ogadenya ee danab. Wixii Faah faahina hoos ka fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay